Ra’iisul Wasaare Xamse oo Bahda Saxaafadda Uga Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Cali Muuse

Date:

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Abdi Barre, ayaa uga tacsiyeeyey ehellada, bahda saxaafadda iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, geerida ku timid suxufi Cali Muuse Cabdi oo ku geeriyooday dalka Talyaaniga.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku tilmaamay marxuumka in uu ahaa tiir ka baxay saxaafadda iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed, waxuna allah u waydiiyey naxariistiisa janno in uu ka waraabiyo, inagana samir iyo iimaan naga siiyo.
Marxuum Cali Muuse ayaa ahaa suxufi ruug caddaa ah oo muddo dheer ka shaqeynayay warbaahinta gudaha iyo dibedda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...