Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed oo howlgalo ka dhan ah Argagixisada Al-shabaab ka sameeyey xafadaha Baydhabo

Date:

Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed  ayaa howgal qorsheysan ka sameeyey qaar kamid Xafadaha Magaalada Baydhabo Gaaar ahaan Wadajir, Xanaana2,barwaaqo iyo kuwo kale.

 

Howglalka ayaa intuu socday Ciiidanka guri guri ubaarayey Xaafadaha waxaana lagu soo qab qabtay dhalinyaro tiradooda gaarayso 80 kuwaaas oo Ciidanka ku sameeyen baaritaan inta badan dhalinyarada ayaa lasii daayey markii lagu waayey kamid ahaashaha Argigixisada Alshabaab waxaana weli Ciidanka gacanta ku hayaan tiro dhalinyaro ah oo weli ku socota baaritaan.

 

 

Ciidanka Hay’adda Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada ka wada howlgalo lagu bacsanaayo argigixsada Alshabaab kuwaas oo caadaystay dhibaataynta Shacabka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo Shabeelaha hoose laga fuliyey

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay...

Wasiirka Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka oo kulammo doceedyo la yeelatay Madax kala duwan

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda...

Wasiirka Qorsheynta oo ka hadlay shirka Heer Wasiir ee Golaha Dhaqaalaha (ECOSOC)

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka...

Safiirka Soomaaliya oo tacsi u tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

New Delhi-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Hindiya, Dr....