[DHAGEYSO]Maamulka Jubbaland oo digniin adag u diray kooxo ku howllan xaalufinta deegaanka

Date:

MUQDISHO-23-7-2022-:Maamul goboleedka jubbaland ayaa deeganada Maamulkaas  waxa uu ka Mamnuucay Jarista dhirta iyo shidida dhuxusha kaas oo deegaanka xaalufweyn ku ah .

 

Guddoomiyaha Magaalada Kismaayo Ee caasimada gobolka Jubbada Hoose oo gaaray deegaano dhaca duleedka Magaaladas ayaa lamaha Amniga faray in dadka dhuxusha shida geedahana jara ay ka qadaan talaaabo adag oo dhanka sharciga  ah.

 

Hadalkaan ayuu guddoomiyaha ka sheegay markii isaga iyo wasiiro katirsan jubbland iyo Taliyaha Booliska maamulkaas  ay gareen deegaano badan oo dhaca duleedka kismayo kaas oo maalmihi danbe si weyn uu uga socday xaalufinta dhirta .

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a special Iftar...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo afur sharafeed u...

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran...