Booliska Somaaliya oo maamnuucay in wixii ka danbeeya lix saac habeenimo aysan socon karin mooto Bajaaj

Date:

Muqdisho-11-7-2022:Ciidanka Booliska Somaliya ayaa mamnuucay in Mootada Nuuca bajaajta aysan socon karin wixii ka dambeeya 12ka ama lix saac habeenimo.

Wax mooto Bajaaj ah ma shaqeyn doonto marka la gaaro Lix saac habeenimo.

 

Afhayeenka Booliska Soomaliya Abdi Fitaax Aadan  Hassan ayaa arintaan waxa uu ku sheegay in hawlgalo ay ka socdaan muqdisho kuwaas oo burcada looga hortagayo.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...