Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo guddoomiyey shir looga hadlayay xaaladda amani ee gobolada Puntland.

Date:

Muqdisho-26 JUNE 2022:Taliyaha Ciidanka booliska Maamulka PL S/Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa maanta gudoomiyay shir looga hadlayay xaaladda amani ee gobolada Puntland.

Shirka oo ka qabsoomay xarunta taliska ciidanka booliska DPL waxaa ka qayb galay taliye ku xigeenka Ciidanka booliska DPL S/guuto Maxamed Cali Xaashi,Hogaanada Ciidanka,Taliyaasha Qaybaha gobolada Nugaal,Bari,Mudug,Sool,Karkaar,Cayn,Gardafuu,Sanaag iyo Haylan.
Taliyaha Ciidanka booliska PL S/guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa Hogaanada iyo Taliyaasha qaybaha ka dhagaystay xaalada guud ee amniga Puntland iyo shaqooyinka baaxada leh ee socda.
Taliyaha ayaa Hogaanada iyo Taliyaasha qaybaha ku bogaadiyay doorka muhiim ka ah ee ay ka qaateen adkaynta amniga degaamada Puntland isagoo ku la dardaarmay in ay halkaas ka sii wadaan si loohelo deegaan nabdoon.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Qoyska oo xafiiskeeda ku qaabishay hooyada dhashay ardaygii kaalinta 1-aad ka galay Imtixaanka Dugsiyada Sare.

Wasiirka Qoyska oo xafiiskeeda ku qaabishay hooyada dhashay ardaygii...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA GUUD EE GOLAHA SHACABKA.

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Ciidanka Xoogga oo Fashiliyey Weerar Argagixisadu Saaka ku Qaadday Baydhabo

17- Aug Taliska Ciidanka XDS ayaa fashiliyay weerar ay...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud...