DHAGEYSO:Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo wajahaysa Xaalad halis ah.

Date:

MUQDISHO-JUUN-19-6-2022-:Isbitaalka Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa wajahaya Xaalad halis ah, Agaasimaha Isbitaalka Dr Yaxye Cabdi Garruun oo wareysi siiyay warbaahinta Qaranka ayaa u sheegay in isbitaalka maalintii ay ku geeriyoodaan haweenka uurka leh iyo carruurta yar yar oo nafaqo daro ay heysto.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...