DAAWO:Wasiirka Warfaafinta XFS oo tababar ku saabsan wax soo saarka warbaahinta Bulshada u furay qaar ka mid wariyayaasha ka howlgala warbaahinta dowlada iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

Date:

MUQDISHO-JUUN-13-6-2022-:Tababar lagu baranayo wax soo saarka baraha bulshada oo ay si wadajir ah u soo agaasimeen  waaxyaha tabarada iyo warbaahinta cusub ee wasaaradda ayaa maanta ka furmay xarunta wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee XFS.

Tababarkaan ayaa soca doona muddo shan maalmood ah, waxaana ka faa’iideysanaya qaar ka mid ah shaqaalaha warbaahinta Qaranka iyo xubno ka socda warbaahinta gaarka loo leeyahay.

 

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Senator Cusmaan Abokor Dubbe oo tababarkaan furay ayaa tilmaamay in warbaahinta bulshada ee Social Media-ha ay hadda yeelatay muhiimadda koowaad ee xog gaarsiinta dadweynaha, iyadoo qofka la gaarsiinayo wax kasta goorta ay dhacayaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...