Kooxo Burcad Koonfur Africaan ah oo xalay dilay Muwaadin Soomaaliyed.

Date:

MUQDISHO-JUUN-7-6-2022-:Wararka Naga soo gaaraya  Dalka South Africa gaar ahaan Magaalada Cape Town  ayaa sheegaya In  xalay halkaas  Lagu dilay Allaah  Hau Naxariistee  Muwaadin Soomaliyed oo lagu magacaabi jiray Cali Mohamed Hassan  kaas oo kamid ahaa Ganacsatada mudada Badan dalkaas ku ganacsan jirtay.

 

 

Marxuum Cali Mohamed Hassan oo ku magac dheeraa (Balaakii), ayaa  aad caan uga ahaa Magaalooyinka  Cape Town ilaa Johannesburg.

 

Burcad hubeeysan ayaa Marxuumkaan  si bareer ah u toogtay, isagoo ku dhex jiray Gaarigiisa Rootiga uu ku wareejin jiray, iyagoo intaa ka dibna goobta isaga baxsaday, mana jirin wax dhac ah oo ay u gaysteen.

 

Maalmo ka hor ayeey aheed markii Kooxo Hubeesan oo burcad Konfur africaan ah ay Isla Magaalada Cape Town Xafad katirsan ay ku dileen Labo Muwaadin oo Soomaliyed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiye Dr. Maryan Qasim oo kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryan...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray xarunta keydka Daawada

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka sare ee Afrika iyo Faransiiska ee ka dhacaya Nairobi

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Baarlamaanka Carabta oo cambareeyay markab shidaal iyo badmaaxiin u dhashay Masar oo la afduubtay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta, Maxamed bin Axmed Al Yamaaxi, ayaa...