Mareeyaha Garoonka Diyaradaha Muqdisho ayaa sheegay in hakad lagaliyey dhamaan Dulimaadyada garoonka Diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho maanta oo axad ah kadib markii Booliska somaaliya bandow ku so rogeen magalaada Muqdisho.
Maareeye Cabdinasir Maxamuud Gureey ayaa xusay in tallaabadan loo qaaday Sabab la xiriirta Doorashada Madaxwaynaha oo maanta qabsoomaysa, garoonkuna uu xiranaan doono mudada lagu gudajiro howlaha doorashada.