Arday deeq waxbarasho ka heshay Jaamacaddo ku yaala dalka Jabuuti oo lagu soo dhaweeyay Dalkaas

Date:

Ardadaan deeqda waxbarashada helay ayaa waxay ka kala socdaan deegaanada Jigjiga Diridhabe iyo Hargaysa, waxayna ka koobanyihiin 30 arday oo ka faa’idaysandoona Shahaadada Masterka oo ay Ku diyaarinayaan jaamacadda Jabuuti.

Deeqdaan oo ayna wax qarasha Ku bixin ayaa waxaa Ku deeqday Jaamacadda Jabuuti, iyadoo uu qorshuhu yahay isdhexgalka iyo hormarinta waxbarashada.
Ardayda deeqda heshay ayaa gaaray wadanka aan walaalaha nahay re Jabuuti iyadoo lagu soodhaweeyay garoonka diyaaradaha Dalkaas, waxayna uga mahad celeyeed Dowladda Jabuuti deeqda waxbarasho ee ay siiyeen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...