Guddoomiyaha Gobolka Bari oo la kulmay Wafdi ka socday WFP “SAWIRRO”

Date:

Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta kulan la qaatay Madaxa ugu sareeya Soomaaliya ee hay’adda WFP Mr Elkhadir Daloum iyo Madax kale oo ka tirsan hay’adda.

Kulanka ayaa waxa looga hadlay is barasho iyo is xog-wareeysi Maamulka Gobolka iyo Madaxda hay’adda WFP, mashaariicda socda iyo kuwa ay soo waddo hay’addu, ka qeyb qaadashada arrimaha deg-degga ah, iyo arrimaha qaxootiga.

Guddoomiyaha ayaa Mr Elkhadir Daloum waxa uu guddoonsiiyey agabka hidaha iyo dhaqankeenka Soomaaliyeed, waxaanna ka qeyb galay kulanka Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Bari, Qeybo ka mid ah hay’adaha maxaliga ah ee Gobolka Bari ka howlgala yo Madax kale oo ka tirsan hay’adda WFP.

Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisaamd Abwaan, ayaa ugu horeeyn xafiiska ku soo dhoweeyey madaxa ugu sareeya WFP Soomaaliya iyo madaxda kale oo ka tirsan hay’adda, waxa uuna uga warbixiyey xaaladda guud ee Gobolka, ayna ka wada hadleen mashaariicda ay hay’addu ka waddo Gobolka iyo kuwa soo socda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...