R/Wasaare Rooble oo la kulmay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal

Date:

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay xubno ka tirsan ka tirsan Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT).

Guddiga doorashooyinka ee uu la kulmay Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Warbixin ka siiyay Halka ay marayaan howlaha Doorashada, iyagoo sidoo kale usoo jeediyey codsiyo la xiriira fududeynta Howlaha Doorashooyinka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa guddiga Doorashooyinka uga jawaabay Codsiyadooda waxaana la isla gartay in ay muhiim tahay habsi u socodka Doorashooyinka Dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dalka Ciraaq u qaabilsan Soomaaliya 

Muqdisho, Arbaco, 11 Febraayo 2026: – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Agaasimaha Guud Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo La Kulmay Danjiraha Shiinaha

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta,...

Wasiiru-Dowlaha Gaashaandhigga oo Booqday Markabka Dagaalka ee Turkiga ee Muqdisho

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, oo uu...