Kulan looga hadlayay isku xirka adeeg bixinta oo lagu qabtay Boosaaso โ€œSAWIRROโ€

Date:

Kulan looga hadlayey isku xirka adeeg bixinta heer degmo oo ay soo qaban qaabisay dowladda Hoose ee degmada Boosaaso oo kaashaynaysa Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dimuqradiyadda maamulka Puntland iyo UNICEF/JPLG ayaa maanta ku qabsoomay hoolka dowladda hoose ee magaalada Boosaaso.

Kulanka waxaa ka qayb galay Guddoomiye ku xigeenka magaalada Boosaaso, ku xigeenka gobolka bari, saraakiil ka socotay Wasaaradda Arrimaha gudahaย  Maamulka Puntland, isuduwayaasha Wasaaradda ee heer gobol iyo madax ka socotay hayโ€™adaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee ka hawlgala magaalada Bosaaso.

Kulanka ayaa lagu lafa guray waxyaabihii uga qabsoomay magaalada Boosaaso iyo qorshayaasha u baahan in la dhamaystiro.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...