Weerar argagixisanimo oo lagu qaaday saldhiga Booliska Degmada Waaberi

Date:

Waxaa weerar argagaxisanimo lagu qaaday saldhiga Booliska Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, kaasi oo ka dhashay qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.

Waxaa ku geeriyooday Taliyaha Saldhiga Degmada Axmed Cabdulahi Baashane, waxaa kale oo dhaawac uu soo gaaray Taliye ku xigeenka saldhiga degmada Waaberi.

Waxaa kale oo jirta khasaare kale oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dad shacab ah oo ka ag dhawaa goobta uu qaraxu ka dhacay.

Waxii faahfaahin ah goor dhow Insha Allah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha Ciidanka Lugta oo ka qaybgalay Shirka African Land Forces Summit 2026 ee Rome 

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal...

Xulka Kubadda Cagta Qaranka Soomaaliyeed oo galabta la ciyaaraya dhiggooda Mauritius

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud has granted a 90-day...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cafis muddo 90...