Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ahna Guddoomiyaha maamulka iyo maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Cabduqaadir Maxamed Maxamud βCaanobooreβ ayaa maanta daah furay shirweynaha Waxbarashada Gobolka Banaadir.
Shirka waxa uu socon doonaa muddo labo cisho ah, kaasi oo looga haldayo arrimaha Waxbarashada, ayna ka qeyb galeen masβuuliyiin kala duwan iyo bahda waxbarashada.

