Dowladda oo bilowday dhismaha Waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar โ€œSAWIRROโ€

Date:

Dowladda Soomaaliya ayaa bilowday dhismaha Waddadaย  isku xirta Muqdisho iyo Jowhar, kaasi oo dib u dhis casri ah lagu sameynayo, isla markaana la saarayo laami.

Dhismaha waddadan ayaa qeyb ka ah dadaallada dowladda ay ugu jirto dib u habeynta iyo casriyeynta waddooyinka ka baxa caasimadda.

Ciidamada sida gaarka ha u tababaran ee Haramcad ayaa sugaya amniga waddada laamiga ah ee xiriirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar ee Gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Dhexe.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...