Madaxweyne Farmaajo oo kulan la leh Madaxda M/goboleedyada Hirshabeelle K/galbeed, Galmudug iyo QM

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu wehliyo Raโ€™iisal wasaaraha JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hadda kulan la leh Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, madaxweynayaasha maamul goboleedyada Galmudug, Koonfur galbeed, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Shirkan ayaa looga hadlayaa arrimaha Doorashooyinka dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale