Munaasabadaan lagu maamusaayey Sanadguuradii 61aad ee aasaaska Ciidanka Cirka oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Date:

Munaasabadaan ayaa lagu maamusaayey Sanadguuradii 61aad ee aasaaska Ciidanka Cirka Soomaaliya taaso ku began 15.02.1960kii ayaa waxaa ks oo qaybglay Wasiirka Gaashaan dhiga,Taliye kuxigeenka Ciidanka Xoogga Dalka,Taliyaha Ciidanka Dhulka,Taliye ku xigeenka Ciidanka Badda iyo Marti Sharaf kale oo lagu Casuumay ayaa lagu Qabatay Xarunta Ciidanka Cirka ee Afiisyoone.

Taliyaha Ciidanka Cirka S/Guuto Maxamuud Sheekh Cali Dable biloote ayaa ka warxiyey Taariikhda Ciidanka Cirka-cod1aad.

Taliyaha Ciidka Dhulka S/Guuto Maxamed Tahliil Biixi ayaa tilmaamay in la,aanta Ciidanka Cirka aysan Dhulku guul dhab gaari Karin-cod2aad.

Taliye kuxigeenka Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Cabaas Amiin Cali ayaa u Hambalyey Dhanaan Ciidanka Cirka-cod3aad.

Wasiirka Gaashaan dhiga Md Xasan Xuseen Xaaji ayaa soo gaarsiiyey habalyo uu ka sido Madaxweyne Farmaajo ayaa in Xukuumadu wado dadaalkii ay dib ugu dhisi lahaa Ciidanka Cirka-cod4aad.

Ciidanka Cirka Soomaaliya ayaa waxaa uu ka mid yahay Ciidanka Qalabka Sida Soomaaliya waxaana uu door kaga jiray Difaaca Dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...