Guddoomiye Cumar Filish oo kormeeray dhismaha waddada dheer ee isku xirta isgoysyada Afarta darjiino iyo Maanabolyo+(SAWIRRO).

Date:

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray dhismaha  waddada laamiga ah ee isku xirta isgoysyada afarta darjiino iyo Manabolyo, halkaas oo ay ka socoto dayactir xoogan.

Dhismaha waddadaan ayaa in mudaa socotay, iyadoo uu gaba-gabo ku dhowyahay dhismaheeda.

Dhismha waddadaan ayaa waxaa daba socda bulaacado laga dhisayo waddada dhinacyadeeda.

Maalmulka gobolka Banaadir ayaa ku guuleestay in ay dhisaan waddooyin badan oo ka tirsan gobolka Banaadir iyo dib u dayactir lagu sameeyay waddooyin badan oo bur-bursanaa.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

DHIIG, MURUGO IYO CAFIS: SAFARKAYGII DEEGAANNADII COLAADDA GALGADUUD

SAWIRKAN WAA TURBI OO HOOS TAGTA DEGMADA BALANBALE Waxaa jira...

Sarkaal Boolis ah oo ka badbaaday weerar hubeysan oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya: – Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed...

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...