Shirka looga hadlayo horumarinta Xoolaha oo ka furmay Magaalada Jigjiga.

Date:

Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida waxaa ka furmay kulan ku looga hadlayo dhaqashada iyo horumarinta Iyo kheyraadka geela.

Ujeedada kulanka loo qabtay ayaa ah sidii looga faai’deysan lahaa manaafacaadka geela oo ah mid deegaanada soomaalida caan ku yihiin, waxaa sidoo kale diiradda lagu saarayaa dhisidda xarun cusub oo loogu talo galay kheyraadka Geela.

Labo iskuul oo uu maalgaliyay xafiiska marwada ra’isulwasaaraha itoobiya ayaa laga furay magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamulka soomaalida itoobiya .

Iskuuladan oo ah kuwa sare ayaa waxaa si wada jir ah xariga uga jaray marwada koowaad ee itoobiya Zinash Tayachew iyo madaxweynaha ismaamulka Soomaalida itoobiya Mustafa Maxamed .Cagjar

Dhismaha iskuuladan oo socday mudo sanad ah waxaa ku baxay qarash 26 malyuun oo lacagta birta itoobiya ah .

Iskuuladan aya waxaa dhigan kara 1,800 arday waxaana loo dhaleyatiray dhamaan waxyaabaha daruuriga u ah waxbarashada.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...