Shirkada Twitter oo xirtay bartii Trump uu ku lahaa.

Date:

Shirkada Twitter ayaa si rasmi ah u xirtay bartii uu ku lahaa madaxweynahaย ย Mareykanka ee xafiiska baneynaya Donald Trump

Shirkadu waxay sheegtay in uu Trump ku xadgudbay sharciyada iyo nidaamka badqabka ee u yaala Twitter.

Barta Donald Trump ayaa waxaa ku xirnaa 88.7 malyuun oo qof .

Arintan ayaa ka dhigan Trump aanu isticmaali doonin Twitter oo uu aad u jeclaa kuna qori jiray wararka uu rabo in ay saaxafada qaadato

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...