UK oo ogalaatay talaal cusub oo cudurka karoonaha kaas oo lagu farsameeyay dalka Mareykanka

Date:

Waaxda caafimaadka UK ayaa maanta oo jimco ah ansixisay talaalka cudurka karoona ee loo yaqaan Moderna

Talaalkan oo ah kii sadaxaad oo UK ogolaato ayaa waxaa lagu farsameeyay dalka Mareykanka waxaana la sheegay in 94% uu yahay mid wax tar leh .

UK waxay iminka dalbatay qiyaasta 17 malyuun oo daawadan ah.

UK ayaa horay u dhaqan galisay talaalka Pfizer, BioNTech ee lagu sameeyay dalka Jarmalka iyo midka AstraZeneca ee lagu farsameeyay jaamacada Oxford ee UK

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...