Booliska oo gacanta ku dhigay nin lagu tuhmayo in uu ka dambeeyay fal dil ah oo ka dhacay Caabudwaaq+(SAWIRRO).

Date:

Taliska booliska Degmada Caabudwaaq ayaa gacanta ku soo dhigay nin lagu tuhmayo in uu ka dambeeyay falkii dilka ahaa ee loo geystay marxuum Ubax Maxamed Yaxye oo ahayd Hooyo uur saddex bilood ah leh, taasi oo lagu gowracay duleedka Waqooyi ee degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Ciidamada ayaa ku guuleystay in howlgal ay sameeyeen kaddib ay gacanta ku soo dhigaan eedeysanaha lagu tuhmayo in uu ka dambeeyay falka dilka ah, isla markaana ay cadaaladda horgeyn doonaan baarista kaddib.

Ehelka gabadha la dilay ayaaย  Warbaahinta u sheegay in dilka ka hor la kufsadey, waxaana hadda socda baaris ay wadan dhaqaatiir caafimaad iyo saraakiil ka tirsan laanta dambi baarista CID ee degmada Caabudwaaq.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...