Waaxda Nadaafadda iyo Bilic soo celinta ee Gobolka Banaadir oo howlo Nadaafadeed ka wada qaar ka mida xaafadaha Magaalada Muqdisho+(SAWIRRO).

Date:

Waaxda nadaafadda iyo bilic soo celinta maamulka gobolka banaadir oo kaashaneysa waaxda gaadiidka ayaa howlo nadaafadeed ka sameeyay 4 Degmo oo ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir kuwaasi oo kala ah Xamar Weyne, Xamar Ja jab, Shangaani ,iyo degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir

Ololahan nadaafadda ayaa waxaa horkacayay agaasimaha guud ee waaxda bilic soo celinta nadaafadda maamulka Gobolka Banaadir iyo agaasimaha nadaafadda Gobolka Banaadir

Agaasimaha guud ee waaxda bilic soo celinta nadaafadda maamulka Gobolka Banaadir iyo agaasimaha waaxda nadaafadda Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay howlaha nadaafadda ay ka bilaabeen dagmooyinka Gobolka Banaadir

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa mudooyinkan waday dadaalo uu wax ugu qabanayo nadaafad xumida ka jirta qaar ka mid ah waddooyinka magaalada muqdisho.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaanka Sare ee Wasaaradda Amniga Gudaha oo Dib-u-Eegis ku Sameeyay Waxqabadka Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil...

Horjooge katirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

Horjooge Cali Maxamed Coloow oo wata qori AK47 ah...

Safaaradda Soomaaliya oo ee Shiinaha oo soo agaasintay Xuska Maalinta Afrika 

Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkaan si heer sare...