Dibad bax looga soo horjeedo Diidmada Ku ganacsiga Lacagta Shilling Soomaaliya ayaa ka dhacday Magaalada Gaalkacyo+(SAWIRRO).

Date:

Iyadoo Maalmihii U Danbeeyayba Ay Jirtay Dhibaatooyin Dhanka Nolashaha Oo Soo Food Saartay Guud Ahaan Bulshada Danyartaa Ee Ku Nool Magaalada Galkacyo Iyo Deegaano Kale Oo Ka Tirsan Goballada Dhaxe Ee Dalkeena Soomaaliya Taas Oo Ka Dhalatay Diidmada Ku Ganacsiga Shilinkii Soomaaliga Ayaa Waxaa Maanta Daanta Waqooyi Ee Magaalada Galkacyo Ka Dhacay Isu Soo Baxa Looga Cabanayo Diidmada Qaadashada Iyo Ku Ganacsiga Lacagtii Dalka

Qaar Ka Mida Isu Soo Baxayaashii Oo La Hadlay Warfidiyeenada Ayaa Ka Hadlay Dhibaatada Ay Ku Keentay Xayiraada Wax Ku Iibsigii Lacagta Soomaaliyeed Kuwaas Oo Sidoo Kale Dalbaday In Dowlad Gobaleedyada Puntland Iyo Galmudug Ee Ka Wada Arimiya Gobalka Mudug Ay Wax Ka Qabtaan Dhibaatada Shacabka Soomaliyeed Ee Danyartaa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo wadahadal la yeeshay Safiirka Turkiye ee Soomaaliya

Guddoomiye Dr. Muungaab ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka...

Wafdi Gaanacsato Shiine ah oo soo gaaray Muqdisho(SAWIRO)

Wafdi ganacsi oo Shiinaha ka socda ayaa maanta soo...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo soo dhaweysay Ku-xigeenka Danjiraha Safaaradda Mareykanka ee dalka Soomaaliya

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...