Wasaaradda shaqada XFS oo daah-furtay mashruuc taageeraya Haweenka heysta ganacsiga yar-yar oo uu sameeyay COVID-19+(SAWIRRO).

Date:

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahra Xaaji Xuseen ayaa maanta daah-furtay mashruuc taageeraya Haweenka heysta ganacsiga yar-yar oo uu sameeyay COVID-19 ee magaalada Muqdisho, iyada oo lagu siinayo kaalmo ku saleysan lacag caddaan ah iyo taageerid awood dhisid.

Cudurka saameeyay dunida oo dhan ee COVID-19 ayaa wuxuu saameen ku yeeshay Haweenka Soomaaliyeed oo nolashooda ku maareen jiray ganacsiyada yar-yar , wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada ayaa waxay ku taageertay deeq la caged oo cadaan ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...