Dowlada Itoobiya oo Hub ka dhax heshay Kaniisad ay Jabhada TPLF ku keysatay.

Date:

Ciidanka itoobiya ayaa sheegay in ay hub ka heleen kaniisad ku taala deegaanka Wajerat ee gobalka Tigray halkaas oo la sheegay in ciidanka TPLF ay saldhig ahaan u adeegsanayeen.

Sida ay sheegtay wakaalada wararka itoobiya waxaa ciidanka arintan ku wargaliyay dadka deegaanka oo dhibaaday in kaniisada saldhig laga duulo laga dhigo.

Saraakiisha ciidanka itoobiya ayaa sheegay in kaniisada ay TPLF u ahayd bar ka ridaan madaafiicda iyo gantaalada gaar ahaan gataala dhulka ee BM.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay horumarinta Warbaahinta Dowladda iyo tayeynta wariyaasha

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...