Agaasimaha Guud ee Wasaarada Qorsheynta oo kulan Dar dar galinta Howlaha Wasaarada la qaatay Madaxda Waaxyaha+(SAWIRRO).

Date:

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha  XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan oo dar-dar-galinaya shaqooyinka horyaalla Waasaaradda ayaa kulan la qaatay Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda, Madax qeybtyada iyo Kooxda farsamo yaqaanada (Technical Staff).

Kulanka waxaa warbix looga dhageystay Agaasimo waaxayada Wasaarada iyo howlaha u qabsoomay Todobaadkii la soo dhaafay, xilli lagu gudo jiro dar-dar-galin howlaha horu-tabinta u leh Wasaaradda.

Waxaana Sidoo kale Agaasimaha uu Carab baabay in ay jirto Fulinta Sanada 2021, iyo Qorsho Howleedka Wasaaradaha Dowlada, Qiimeynta iyo Kormeerka waxyaabaha u qabsoomay.

Ugu dambeyn, Agaasimaha Guud ayaa madaxda qeybaha kale kula dardaarmay in shaqooyinka la sii xoojiyo, si natiijo wax ku’oolka ah ee hiigsaga dalka Hormarinta guud loo gaarsiiyo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo duqeyn cirka ah ku dilay 12 katirsan khawaarijta

Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa aroornimadii maanta...

Madaxweynaha JFS “Koonfur Galbeed waxa ay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horreeya ee laga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane...