Wasiirka Haweenka XFS oo daah-furtay qorshaha Qaran ee hirgelinta Axdiga haweenka Soomaaliyeed+(SAWIRRO).

Date:

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda aadanaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta daahfurtay qorshaha qaran ee hirgalinta Axdiga Haweenka Soomaaliyeed.

Shirka ayaa waxaa kasoo qeyb galay in ka badan 100 ergo oo ka kala yimid dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir.

Wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka xukuumadda Soomaaliya, Xaniifa Maxamed Ibraahim oo ka hadashay madasha ayaa sheegtay in ay ka go’antahay dhaqan gelinta axdiga oo ah mid ay haweenka Soomaaliyeed wakhti badan geliyeen soo saaristiisa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka oo laga Daah-furay degmada Galcad

Maamulka iyo shacabka magaalada Masagawaay ee degmada Galcad ayaa...

Ololaha todobaadka dhir beerista oo ka billaawday xarumaha dowladda

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Maxamed Cabdi...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay Xildhibaan Faarax Macallin iyo wafdi la socday

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed...