(AKHRISO) WARBIXIN KOOBAN OO KU SAABSAN XAAALADIHII UGU DANBEEYEY EE COVID19.

Date:

Waxaa dunida ku soo laba kacleeyay Xanuunka COVID19, Somalia waxay ka mid tahay dalalka uu dib ugu soo laaba kacleeyay Cudurka COVID19, Waxaa sare u kac ku yimid Number ka dadka laga helaayo xanuunka iyo sidoo kale warbixinnada ka imaanayo xarumaha Caafimaadka Guud iyo kuwa gaarka loo leeyahay ka helaynaa sare u kac ku yimid bukaanada la il daran calaamadaha xanuunka taas oo muujinayso .

Wasaarada Caafimaadka waxay dib u howl galisay gudiyada iyo tiirarka la tacaalida iyo xakameynta Caabuqa COVID19, waxay sidoo kale wasaarada caafimaadka dib u qaabayn ku sameesay hanaanka gurmadka iyo la tacaalida COVID19.

Waxaa si wanaagsan u shaqaynayaa xarunta wicitaanka dadwaynahay iyo Numberka Free ga a 449 oo ay dadwayanahay soo wici karaan xilli walba oo ay ka helayaan talo iyo ku xiriraan isbitaallada lagu dabiibayo COVID19.

Wasaarada Caafimaadka waxay dadaal dheeri ah ku bixinaysaa sare u qaadida baarita , Xoojinta wacyigalinta iyo tayaynta tabinta Qataraha.

Tirada guud ย xogta COVID-19 dalka, laga soo billaabo ย bisha March illaa November 2020

1 Tirada Guud ee labaaray Dalka 53,372
2 Tirada Guud laga helay dalka 4,382
3 Bogsashda guud ee dalka: 3,384
4 Dhimashada guud dadka u dhintay xanuunka 108

Xogta COVID-19 ee labaaray laga soo bilaabo ย 1st ilaa 17th November 2020:
Waxaa Labaray 5,509
Waxaa laga Lagahelay: 153
Waxaa Bogsootay 50
Waxaa u dhintay xanuuka: 1

Xogta oo Faahfaahsan
Banadir Somliland Puntland Koofur Galbeed Jubbaland Galmudug: Hirshabelle Wadarta Guud

Labaaray 2989 1,635 796 30 40 11 8 5509
Lagahelay 19 59 75 0 0 0 0 153
Bogsotay 14 0 25 0 9 2 0 50
Dhimash 1 0 0 0 0 0 0 1

Fiiri Gaara:
Sida muuqata xaalddaha gobalka Banadir waxaa kor u qaaday xaaladaha noogala soo gudbiyay gudaha Xalane (Aden cade International Airport) – UNSOS medical Facility oo soo gudbisay ย in ay baaritaan u sameeyeen 443 qofood,waxayna ย xaqiijiyeen 257 ย  kamid ah dadkaas la baaray in laga helay cudurka, taaso noqonaysa in 58% xaladaha uu baaray UNSOS medical Facility ย laga helay Covid19.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...