Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Guddiga doorashooyinka heer Dowlad Goboleedka Galmudug.

Date:

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa magacaabay Guddiga doorashooyinka heer Dowlad Goboleedka Galmudug

Ujeeddo: Magacaabidda Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleedka Galmudug.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug.

Markuu Arkay:   Qodobka 50aad farqaddiisa 5aad, ee Dastuurka Dowlad Goboleedka  Galmudug;

Markuu Arkay:   Heshiiskii doorashooyinka oo ay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha xubnaha ka ah si wadajir ah u gaareen 1da OKTOOBAR 2020,    Kaas oo lagu go’aamiyay dhismaha  guddiyada doorashooyinka qaranka iyo Xalinta Khilaafaadka heer federal iyo heer Dowlad goboleed.

Markuu tixgaliyey:  Muhiimadda ay leedahay in la dhiso guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed;

Wuxuu   Magacaabay

Qodobka   1aad.

  1. Fahmo                  Xasan                 Maxamuud
  2. Maxamed             Daahir                 Guuleed
  3. Cabdiraxmaan      Ismaaciil              Shire
  4. Maxamed            Qaasim                 Maxamuud
  5. Cabdicasiis          Nuur                     Yuusuf
  6. Maxamed            Axmed                 Nur
  7. Maxamed           Cabdiraxmaan       Cabdullahi
  8. Xaawo-kiin         Maxamed               Cali

Qodobka 2aad.

Xeerkan wuxuu dhaqan galayaa marka uu saxiixo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug.

Halkan ka akhriso

xeer-guddiga-doorashada

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted Her Excellency Sophie,...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar...

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum Saciid Maxamuud Axmed 

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka...