Howl-wadeennada Wasaaradda Warfaafinta oo ka qeyb galay ololaha Is-xilqaan.

Date:

Howl-wadeennada iyo qaar kamid ah mas’uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb galay wijiga labaad wareegga 15-aad ee ololaha Is-xilqaan oo lagu dhisayo goobaha danta guud ee dalka.

Shaqaalaha iyo mas’uuliyiin wasaaradda ayaa iyagoo gudanaya waajibaadka ka saaran dib u dhiska dalka waxey saaka ka howlgaleen xarunta Maktabadda Qaranka oo dhismaheedu marayo heer gebo-gabo ah.

Ololaha Is-xilqaan oo loogu tala-galay in dib loogu dhiso goobaha danta guud ee ku burburay dagaaladii ka dhacay dalka ayaa waxaa laga gaaray guulo ay kamid ย yihiin dib u dhiska Tiyaatarka,Madxafka,Garoonka Muqdisho Stadium iyo goobo kale.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...