Qaban qaabada aaska marxuum Shaafi Raabi Kaahin oo ka socota Kismaayo.

Date:

Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka dowlad goboleedka Jubbaland waxaa ka socda qaban qaabada aaska guddoomiyihiiย  rugta ganacsiga Jubbaland marxuum Shaafi Raabi Kaahim oo shalay u geeriyooday qarax argagaxisadu ay ku weerartay dad shacab ah iyo mas’uuliyiin xilli salaadda Jimco ay kasoo baxeen.

Aaska ayaa waxaa ka qeyb gelaya Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam โ€œAxmed Madoobeโ€iyo mas’uuliyiin kale oo shalay safar deg deg ah ugu baxay magaalada Kismaayo si ay uga qeyb galaan aaska Marxuumka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...