UK oo kaalmo lacageed ugu yabooheysa dalal ay Soomaaliya ka mid tahay.

Date:

Wasiirka arimaha dibadda Boqortooyada Ingiriiska Dominic Raab ayaa bayaan uu soo saaray ku shaaciyay in dowladdiisu ayย  gargaar dhaqaale u fidinayso dhowr dal oo Afrikaan ah iyo dalka yamen.

Dominic Raab wuxuu intaasi raaciyay in deeqdaasi loogu talagalay sidii dowlahaasi looga gacan siin lahaa la tacaalidda cudurka Covid19 iyo wax ka qabashada abaaraha soo laalaabta.

Kaalmadaan oo dhan adduun lacageed oo gaaraya 119milyan oo ganiga Istarliinka ah, waxaana loogu tala galay dowladaha Soomaaliya, Yemen, Koongada dimoqraadiga ah, Afrikada dhexe, Suudaan iyo Koonfurta Suudaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...