Maamulka Galmudug oo soo dhaweeyay xeerka Saxaafadda.

Date:

Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Shire Falagle ayaa soo dhaweeyay xeerka Saxaafadda ee shalay lagu soo bandhigtay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.

Wasiirka  oo lahadlay warbaahinta  Qaranka ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan xeerka saxaafadda ee dhawaan Madaxweynuhu uu saxiixay, isla markaana loo soo bandhigay bahda Saxaafadda,wuxuuna intaa ku daray in xeerkani uu yahay mid muhiim u ah warbaahinta iyo wariyeyaasha Soomaaliyeed.

Axmed Shire Falagle waxa uu caddeeyay in Galmugud ahaan  aysan wax dhib ah u arkin dhaqangalinta xeerka Saxaafadda,wuxuuna tilmaamay in loo baahanyahy xeer  ay ku wada-shaqeyn karaan qeybaha warbaahinta madaxa bannaan iyo dowladda

Shalay ayay aheyd markii Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya lagu soo bandhigay Xeerka Saxaafadda Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul wasaare Xamse oo ka qaybgalay abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Qoyska oo qaabishay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb...

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn...