Sii hayaha Wasiirka Gargaarka XFS iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray Dhuusamareeb.

Date:

Wafdi uu hoggaaminayo sii hayaha wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka soomaaliya, mudane Xamsa siciid xamsa ayaa maanta gaaray caasimadda Galmudug ee dhuusomareb.

Garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb waxaa kusoo dhaweeyay wasiirka wasaaradda Gargaarka Galmudug mudane Abdirahman (makaawe) xilibaanno iyo wasiiro ka tirsan Galmudug.

Wafdigaasi oo uu ka mid ahaa wasiir ku xigeenka wasaaradda gargaarka iyo mareynta musiibooyinka Galmudug Samiiro ibraahim cali,waxaa muddada ay joogaan Degmadaasi ay la kulmi doonaan madaxda Dowladda Galmudug.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...

Wasaaradda ganacsiga oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soosaarka gudaha

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...