Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Jubbaland oo xukun ku ridday Askari dil geytay.

Date:

Maxkamadda Ciidamada QS ee Jubbaland ayaa Maanta  dil ku xukuntay Dable, Faarax Cabdirashiid Cilmi oo horay ugu eedaysnaa in uu dilay marxuum, Cabdi Muxumed oo ahaa Qof shacab ah.

Maxkamadda ayaa sido kale Saddex sano oo xabsi ciidan ah ku ridday eedaysane, Maxamed Rashiid oo isna katirsana Ciidamada Daraawiishta Jubbaland.

Garsooraha Maxkamadda Ciidamada Daraawiishta Jubbaland, Bashiiir Maxamuud Xareed ayaa sheegay in eedeysanayasha ka tirsanaa Ciidanka Daraawiishta Jubbaland ee degaanka Cabdalla Biroole damiga lagu soo eedeyay in ay galeen, islamarkaana Maxkamaddu ay ku xukuntay dil iyo  xabsi ciidan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul wasaare Xamse oo ka qaybgalay abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Qoyska oo qaabishay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb...

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn...