Guddoomiye Filish oo soo gaaray Muqdisho+Sawirro.

Date:

Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho mudane; Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Samo-Reeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug, halkaas oo ku qabsoomay shirka Dhuusa-Mareeb 3.

Guddoomiye ku-xigeenada maamulka Gobolka Banaadir, Guddoomiyaasha Degmooyinka iyo Agaasimayaal katirsan Dowlada hoose ee Xamar ayaa ka mid ahaa ma’uuliyiintii kusoo dhoweysay Garoonka Diyaaradaha Duqa Magaalada Muqdisho mudane, Cumar Filish.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Xaquuqul Insaanka Qaranka oo war ka soo saaray dhacdo ka dhacday Jubbada Hoose

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa...

Wasaaradda Shaqada fariin u dirtay shaqaale waynaha Soomaaliyeed

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...

Liiska xubnaha ku guuleystay Golaha Wakiilada K/Galbeed oo la shaaciyay

Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Soomaaliya ayaa...

Wasiirka Warfaafinta oo kulan miro dhal ah la qaatay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...