Shaqaalaha dowladda oo la fasaxay khamiista sababo la xiriira sanadka cusub ee Hijiriyada.

Date:

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha hay’adaha dowladda heer federaal,iyo heer dowlad goboleed iyo guud ahaan shaqaalaha Soomaaliyeed ay fasax yihiin maalinta khamiista oo taariikhu ku beegantahay 20/August 2020 sababo la xiriira sanadka cusub ee Hijiriyada.

Dhamaan hay’adaha dowladda ayaa lagu wargeliyay qoraalkaasi ka soo baxay wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulan looga hadlayay xoojinta wacyigelinta adeegyada Aqoonsiga Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho

Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweynihii hore Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane...