Qaban qaabadii ugu dambeysay iyo shirka Dhuusa-marreeb.

Date:

Magaalada Dhuusamareeb waxaa ka soconaya qaban qaabadii ugu dambesay furitaanka ee shirka wadatashiga madaxda qaranka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ee looga arrinsanayo arrimaha doorashooyinka iyo marxalada kala guurka ah.

Shalay waxaa garaay Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo oo ah shir guddoonka shirka iyo sidoo kale guddiga farsamada ee sameynta habraaca doorasha oo maalmahaan ku shirayay magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Dhuusamaareeb waxaa ku suga madaqweynayaasha dowlad goboleedyada Koofur -Galbeed iyo Hirshabeelle waa Cabdicasiis xasan Maxamed (Lafta-Gareen)  Maxamed Cabdi Waare  iyo sidoo kale wasiiro heer federaalka iyo heer dowlad goboleed.

Waxaa saakay ku wajahay magaalada dhuusamareeb Madaxweynayaasha Dowlada goboleedyada Punland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

Waxii kusoo kordha halkaasi kala soco.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Dhex

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq...

Xilheynta xilalka heer gobolka iyo degmo ee maamulka K/Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Soomaaliya ayaa...