Wasiir amniga Galmudug oo dhagax dhigay xabsi cusub+Sawirro.

Date:

Wasiirka amniga gudaha Galmudug, Axmed Macallin Fiqi oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug ayaa booqasho ku tagay maanta saldhigga caasimadda Dhuusamareeb.

Wasiirka iyo Taliyaha ayaa dhagax dhigay Xabsi si isku-tashi ah looga hirgalinayo Dhuusamareeb,waxaana Gacan ka geysan doono bulshada caasimadda, ciidamada Booliska, wasaaradda amniga iyo qurbajoogta reer Galmudug.

Wasiirka ayaa jaaliyadaha reer Galmudug iyo Dadka caasimadda ugu baaqay in ay Gacan ka geystaan dhismaha Xabsigaas muhiimka u ah amniga iyo kala danbaynta Galmudug.

   

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha CBS oo Dhagax Dhigay Dhismaha Masjidka Xarunta Dhexe ee Booliska

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi,...

Wasiirka Beeraha XFS oo ka qaybgalay Shir looga hadlayay Istaraatiijiyada Beeraha ee Midowga Afrika

Wasiirka Beeraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo qaabishay Safiirka UK ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumaadda Federaalka...

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xeerka Habka Ciqaabta

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta yeeshay kulankoodii...