Dowladda FS,Dowlad Goboleedyada iyo G/Banaadir oo lasoo gabagabeeyay shir muhiim ah.

Date:

Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka, Maamul Goballeedyada xubnaha ka ah Dowladda iyo Gobalka Banaadir,ayaa Magaalada Muqdisho lagusoo gunaanaday shir la xiriiray xoojinta xiriirka wadashaqeyneyd ee dhinacyadaasi iyo dardargalinta howlaha ee ay u hayaan umadda.

Shirkaan oo ay martigelisay Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka,waxaa ย muddo laba cisho ah uu ka socday Garoonka Caalamiga Aadan Cabdulle, Muqdisho.

Shirkaan oo ku soo gabagaboobay jawi is-afgarad,waxaa ka soo baxay qodobo aasaasi ah oo xoojinaaya xiriirka wadashaqeyneyd ee dhinacyadaasi.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale