Ciidanka Xoogga Oo Ku Howlan Raadinta Ciddii Ka Dambeysay Dilkii Shaqaale Caafimaad

Date:

Taliyaha guutada 3-aad ee qeybta 27-aad Col.Abshir Maxamuud (shitaqeey) ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay in Ciidanka xoogaa dalka aysan wax lug ah ku laheyn dil sideed ruux loogu geystay deegaanka Gololeey oo hoosyimaado degmada Balcad ee Gobalka Shabeelaha Dhexe.

Taliyaha ayaa tilmaamay in haatan ay wadaan baaritaano ku aadan qaabkii loo soo qaban lahaa raggii ka dambeeyay dhacdadaasi balse wax shaqo ah aysan ku laheyn Ciidanka Xoogga .

Col.Abshir Maxamuud ayaa qiray in Ciidanka Xoogga Dalka ay diyaar u yihiin difaaca dadka Soomaaliyeed balse aysan ka suurtoobin in ay falal waxashnimo ah kula kacaan dadka rayidka ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Dhisme cusub oo ay yeelanayso Safaaradda Soomaaliya ee dalka Tanzania oo dhowaan xarigga laga jari doono

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Tanzania ayaa dhowaan...

Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang

Duufaanta Tropical Storm Basyang ayaa sababtay in la joojiyo...

Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo ka qayb galay xaflad lagu xusaayey Maalinta Qaranka Kuwait

Koonfur Afrika Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda...