Xudur Oo Ka Cabanaya Saameynta Covid-19 Ee Nolosha Danyarta Ah “Sawiro”

Date:

Dadka danyarta ah iyo ganacsatada magaalada Xudur ayaa si wadajir ah uga cabanaya saameynta cudurka safmarka ah ee COVID 19 uu ku yeeshay nolosha. .

Suuqyada lagu iibiyo raashiinka quutul daruuriga ee magaalada Xudur ayaa ka jirin dhaq dhaqaaq ganacsi sababtuna waxa ay tahay cuddurka Fayriska Karoona oo saameyn weyn ku yeeshey ganacsigii iyo isu socodkii magaalooyinka.

Magaalada Xudur oo aan waxba soo gelin iyo raashiinadii keydka ahaa oo qaali garoobey ayaa keentay in xaalad adag oo dhanka nolosha ah lasoo deristay dadkii murugmaalka ahaa oo aan wax shaqo ah heysan iyo dadkii ganacsiga yar yar lahaa oo tafaariiqdaa gadayey.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in cudurka COVID 19 uu saameyay noloshada bulshada, iyadoo wax kiis ahna aan weli laga helin magaalada Xudur.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo guddoomiyey shirka amniga ee deegaannada Koonfur Galbeed

-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda...