Date:

Hayโ€™adda USAID ee Maraykanka u qaabbilsan howlaha sama-falka ayaa Maanta Muqdosho soo gaarsiisay qalab caafimaad oo k kooban 350 Sariirood, furaashyo iyo agab kale oo la doonayo in uu wax ka taro dagaalka ay dowladdu ugu jirto wax ka qabashada Cudurka Covid-19.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Dowladda Soomaaliya Drs. Fowsiya Abiikar Nuur oo la wareegtay qalabkaasi USAID ayaa deeqadan uga mahadcelisay dowladda Maraykanka. waxaana ay sheegtay in Wasaaraddu ku howlantahay sidii loo xakameyn lahaa xanuunka Coronavirus.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...