Donald Trump:- “Ma Xiran doono Waxyaabaha Looga Hortago Cudurka Caronavirus”

Date:

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan xiran doonin walxaha afka lagu xirto iyo kuwa gacnaha la gashado si looga hortago cudurka Caronavirus.

Donald Trump ayaa sheegay in aysan ahaayn wax khasab tallaabooyinka ay soo saartay xarunta ka hortagga cudurada ee Mareykanka.

Tirada dadka Mareykanka ah cudurku ku dhacay ayaa lagu qiyaasay Laba boqol iyo toddobaantan kun iyo afar boqol, kiisaska ayaa lagu qiyaasay toddobaatan iyo saddex kiis oo fayraska corona ah halka dhimashadiisuna ay gaartay todobaatan kun.

Tirada dadka cudurka coronavirus ugu dhintay gudaha dalka Mareykanka ayaa maalintii keliya ka sareysa 1300, tiradaas oo ka dhigaysa tii ugu sareysay 24-saacadood marka loo eego dalalka kale adduunweynaha gaar ahaan meelaha laga diiwaan-geliyay fayruska Corona.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan lagu soo dhoweynayay dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Kismaayo oo u gudubtay wareegga 3-aad ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan

Degmada Kismaayo oo ka tirsan Gobolka J/Hoose ayaa u...

Fariinta Madaxweynaha JFS ee Maalinta Haweenka Adduunka

Hambalyo iyo bogaadin ayaan u dirayaa dhammaan haweenka Soomaaliyeed,...

Mas’uuliyiinta Gaashaandhigga XFS oo boogaadiyay kaalinta gabdhaha ee ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay...