In ka badan 862,613 oo qof ayuu ku dhacay fayruska sida ay muujinayso warbixinta guud ee laga soo saaray dalalka dunida sida ay qortay hay’adda caafimaadka adduunka.
Heerka Dhimashada 42,528 iyadoo ay xaaladda soo kabashada lagu qiyaasay 179,127 warbixintani ayaa waxaa kujira xogaha caafimaadka ee laga soo aruuriyay in ka badan 195 oo ay kamid tahay Soomaaliya oo laga helay 5-qof.
Dalalka Xaaladaha Dhimashada
Mareykanka 188,247 3,921
Talyaaniga 105,792 12,428
Somalia 5 1
Burundi 2
Saudi Arabia 1,563 10
Koonfur Afrika 1,353 5
Uganda 44
Djibouti 30
Zambia 36
Spain 94,417 8,189
Eritrea 15
Tanzania 19 1
Ethiopia 29 +3
Kenya 59 1
Turkey 13,531 214
Norway 4,643 39
Sweden 4,435 180 239+59 New deaths