Dhismaha Garoonka kubadda Cagta Cabdullahi Ciise oo meel wanaagsan marayo.

Date:

Gudiga Ku hawlan Dhismaha Garoonka Kubadda Cagta Cabdulaahi Ciise Ee Magaalada Galkacyo Ayaa Kulan Looga hadlayey sidii loo dardar gelin lahaa hawsha dhismaha garoonka Waxa ay layeesheen qaar ka mid ah Bahda Sportiga Gobalka Mudug. Gudoomiyaha Ururka HAB Ee Gacanta Kuhaya Qorshaha Lagu dhisayo Garoonka Kubadda Cagta Cabdullahi Ciieย  Mudane Maxamuud Cali Oo Ka war bixiyey halka uu marayo qorshaha Dhismaha Garoonka Ayaa sheegay in howlaha ugu horeeya ย ee gudigaan ay qabanayaan ay tahay in todobaadkan la guda gali doono hawlaha dhismaha garoonka.

Bahda Sportiga Magaalada Galkacyo ayaa dhankooda balan qaaday inay Gudiga kala shaqayn doonaan dhamaystirka Garoonka oo gacan ay ka gaysan doonaan dhismaha iyo hawlaha lagu hormarinayo garoonka.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...