Ciidanka Danab oo la wareegay deegaanka Tooratoorow

Date:

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tooratoorow ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ciidanka sida gaarka u tababaran ee Danab ayaa la wareegay gacan ku heynta deegaanka Tooratoorow.

Degmada Tooratooroow oo qiyaastii 50 KM ujirta degmada Wallaweyn gobolka Shabellaha hoose iyo deegaano kale oo hoos taga ay  gacanta ay ku dhigeen ciidanka Danab  waxaa sidoo kale ay gacanta ku dhigeen ciidanku  horjoogihii ugu sareeyay maxkamadda argagixisada ee deegaankaas.

Ciidamada weli waxa ay wadaan howlgalka iyadoo la burburinayo xarumihii argagixisada ay ku lahaayeen Tooratoorow.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...