Cutubyo ka tirsan ciidanka xooga dalka oo tababar loogu soo xiray Baydhabo

Date:

Taliyaha Qeybta 60aad ciidanka xooga dalka Soomaaliya Generaal Maxamed Shekh Abdulaahi Xiirow ayaa tababar u soo xiray Cutubyo katirsan ciidanka xooga dalka oo mudo 2bil ah tababar uga socday Dugsiga Tawabarka Ciidanka Dowlada Ingiriiska ay kuleedahay Baydhabo ,

waxaana tababarkan Mudada uu Socday bixinayay Sarakiil katirsan dowlada Ingiriiska.Waxaana lagu wadaa Ciidankan inay Qeyb ka noqdaan Howlgalada lagu Xaqiijinayo Amniga Dalka Gaar ahaan Gobolada Koonfur galbeed oo Haatan Wadooyinkooda ay go.doomiyeen Maleshiyada Alshabaab

xiritaanka tababarkan ayaa waxaa sidoo kale  ka qeyb galay Wasiirka Amniga, Warfaafinta, Tamarta,iyo Biyaha Sarakiisha Ciidanka Booliska Mileteriga iyo Marti Sharaf kale

Cutubyadan Maanta Tawabarka loso Xirayey ayaa soo Bandhigay Habka loo Fuliyo Howlgalada iyo Sida laisaga Difaaco Weerarada Gaadmada ah ee ay so Qadayaan Cadowga 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo si adag u cambaareysay Doorashadii Sharcidarada ee Baydhabo

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa warbixin uga dhagaystay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi...

Maxkamadda Sare ee Dalka oo ansixisay natiijada Doorashada Golaha Deegaanka G/Banaadir

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama...

Madaxweynaha JFS oo Xarigga ka Jaray Dib u Dhiska Waddada Isku Xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...